SEARCH DATABASE
The Global Gender Equality Constitutional Database is a repository of gender equality related provisions in 194 constitutions from around the world. The Database was updated in partnership with the International Bar Association's Human Rights Institute (IBAHRI) and with support from the Swedish International Development Agency (SIDA) and the Government of Japan. Experience its wealth and depth of information by starting your search now.
Limitations and/or Derogations
- English...
(4) The recognition of the fundamental rights set out in this Chapter does not deny the existence of any other rights that are recognized or conferred by Shari’ah, or by customary law or legislation to the extent that they are consistent with the Shari’ah and the Constitution. (Art. 40) - Somali…
(4) Xuquuqda asaasiga ah ee ku xusan Cutubkan kama hor-imaaan karaan xuquuqda kale ee Shareecada Islaamku jideysey iyo xeer-dhaqameedka la jaanqaadi kara Shareecada iyo Dastuurka. (Qodobka 40aad.)
Limitations and/or Derogations
- English(1) The rights set out in this Chapter may be limited by law, provided that the law is not targeted at particular individuals or groups.
(2) This right may be limited by law, or by specific exceptions in this Chapter, only if that limitation is demonstrably reasonable and justified according to the values underlying this constitution.
(3) In deciding whether a limitation is reasonable and justifiable, all relevant factors must be taken into account.
(4) The relevant factors in terms of Clause 3 include the nature and importance of the right limited, the importance of the purpose to be achieved by the limitation, whether the limitation is suitable for achieving the purpose, and whether the same purpose could be achieved while being less restrictive of the rights limited.
(5) Possible restriction of fundamental rights during a state of emergency is dealt with in Chapter 14, Article 131 of this Constitution. (Art. 38) - Somali(1) Xuquuqda lagu sheegay Cutubkan waxaa xaddidi kara sharciga, haddii sharcigaasi uusan si gaar ah u bar-tilmaameedsanayn shakhsiyaad ama kooxo.
(2) Xuquuqdan waxaa xaddidaya sharciga, ama waxaaba si gaar ah loogu asteeyay cutubkan, waase haddii xaddidaaddaasi ay tahay mid si cad u maangal ah ama kuwo la aqbali karo oo waafaqsan qiyamka lagu qeexay Dastuurka.
(3) Marka go’aan laga gaarayo in xaddididda xuquuqdu ay noqoto mid la aqbali karo oo maangal ah, waa in dhammaan arrimaha xaddeyntan khuseeya xisaabta lagu darsadaa.
(4) Arrimaha la xiriira waxaa ka mid ah dabeecadda iyo ahmiyadda xuquuqda la xaddidey iyo muhimmadda ujeeddo la rabo in lagu gaaro xaddidaadda; haddii xaddididdaasi u habboon tahay in lagu gaaro ujeeddada ama haddii isla ujeeddadaas lagu gaari karaayey iyadoo aan la xaddidin xuquuqdaas.
(5) Xaddididda suurtogalka ah ee xuquuqda asaasiga ah ee muwaaddinka xilliga xaaladda degdegga waxaa lagu sheegay Cutubka 14aad, Qodobka 131aad. (Qodobka 38aad.)
Limitations and/or Derogations
- English…
(3) The rights recognized in this Chapter7 may be limited only by a law as provided for in Article 38. (Art. 12) - Somali…
(3) Xuquuqda lagu aqoonsaday cutubkan sharci uun baa lagu xaddidi karaa sida ku xusan Qodobka 38. (Qodobka 12aad.)
Limitations and/or Derogations
- English
...
(5) The declaration of a State of Emergency may give the executive special powers that are necessary to deal with the situation only.
(6) The powers granted under a State of Emergency shall not include powers to violate the rights under this Constitution, unless that violation is absolutely necessary for the purposes of dealing with the emergency situation.
… (Art. 131) - Somali
...
(5) Ku-dhawaaqista xaaladda degdegga ah waxaa ay laanta fulinta siin kartaa awoodo gaar ah oo loogu baahan yahay wax ka qabashada xaaladda oo keliya.
(6) Awoodaha lagu bixiyo xaaladda degdegga ah gudaheeda kuma jirayaan awoodo loogu xadgudbayo xuquuqaha ku jira dastuurkan, haddii xadgudubkaasi aanu gebi ahaanba lagamamaarmaan u ahayn ujeeddooyinka wax ka qabashada xaaladda degdegga ah.
… (Qodobka 131aad.)