SEARCH DATABASE
The Global Gender Equality Constitutional Database is a repository of gender equality related provisions in 194 constitutions from around the world. The Database was updated in partnership with the International Bar Association's Human Rights Institute (IBAHRI) and with support from the Swedish International Development Agency (SIDA) and the Government of Japan. Experience its wealth and depth of information by starting your search now.
ABOUT 3 RESULTS
Head of State
Somalia
- English(1) The President of the Federal Republic of Somalia is:
(a) The Head of the State of the Federal Republic of Somalia;
…
(c) The guardian and promoter of the founding principles of the Constitution.
(2) The President of the Federal Republic of Somalia shall carry out his duties in accordance with the Constitution and the other laws of the Federal Republic of Somalia. (Art. 87) - Somali(1) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa:
(a) Madaxa Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya;
…
(c) Ilaaliyaha iyo horumariyaha mabaadi'da asaasiga ah ee Dastuurka.
(2) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka wuxuu xilkiisa u gudanayaa si waafaqsan Dastuurkan iyo sharciyada kale ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. (Qodobka 87aad.)
Head of State
Somalia
- English(1) The Houses of the Federal Parliament shall elect the President of the Federal Republic of Somalia in a joint session, presided over by the Speaker of the House of the People of the Federal Parliament.
… (Art. 89) - Somali(1) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka waa in ay doortaan labada Gole ee Baarlamaanka oo wada fadhiya, waxaana guddoominaya fadhigaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah.
... (Qodobka 89aad.)
Head of State
Somalia
- EnglishAny citizen is eligible for the position of President of the Federal Republic of Somalia, as long as he or she meets the eligibility requirements of:
(a) Being a Somali citizen and a Muslim;
(b) Being not less than forty years of age;
(c) Having relevant knowledge or experience for the role;
(d) Having a sound mind; and
(e) Not having been convicted by a court of a major crime. (Art. 88) - SomaliWaxaa loo dooran karaa xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Muwaaddin kasta oo:
(a) Muwaadin Soomaali, Muslim ah;
(b) Da’adiisu aanay ka yarayn afartan (40) sano;
(c) Leh aqoon ama waayo’aragnimo u qalanta xilkaas;
(d) Dhimirkiisu dhan yahay;
(e) Gelin denbi culus oo ay maxkamadi xukuntay. (Qodobka 88aad.)