Provisional Constitution of the Federal Republic of Somalia 2012
Public Institutions and Services
  • English

    (3) Every person has the right to full social security.
    (4) Every person has the right to protect, pursue, and achieve the fulfillment of the rights recognised in this Article8, in accordance with the law, and without interference from the state or any other party.
    (5) It shall be ensured that women, the aged, the disabled and minorities who have long suffered discrimination get the necessary support to realize their socio-economic rights. (Art. 27)
  • Somali

    (3) Qof kastaa wuxuu xaq u leeyahay daryeel bulshoo oo dhammaystiran.
    (4) Xuquuqada lagu aqoonsaday qodobkan waxaa ka mid ah xaqa qof kastaa uu u leeyahay inuu si sharciga waafaqsan u ilaashado, raadsado, si buuxdana xuquuqdaas u gaaro, iyadoo aanay Dawladdu ama cid kale ku soo faraggelin.
    (5) Waa in lahubiyaa in dumarka, dadka da’da, naafada iyo dadka laga tiro badan yahay oo taariikhiyan latakoori jiray inay helaan kaalmo gaar ah si ay ugaaraan xuquuqdooda dhaqan – dhaqaale. (Qodobka 27aad.)
Public Institutions and Services
  • English
    (1) Marriage is the basis of the family, which is the foundation of society. Its protection is a legal duty of the state.
    (2) Mother and child care is a legal duty of the state.
    ... (Art. 28)
  • Somali
    (1) Guurku waa aasaaska qoyska oo ah saldhigga bulshada, ilaalintiisuna waa waajib sharci ah oo saaran Dawladda.
    (2) Daryeelka Hooyada iyo Dhallaanka waa waajib saaran Dawladda.
    ... (Qodobka 28aad.)
Public Institutions and Services
  • English
    The civil service at all levels of government is a pledge to serve the people and shall be based on the values of the constitution, compassion, transparency, community service, respect for administrative hierarchy, obedience, confidentiality, work ethics, efficiency, effectiveness, professionalism protect principles of fairness, equality and best practices. (Art. 115)
  • Somali
    Shaqada rayidka ee heerarka kala duwan ee xukuumadda waa amaano ummadda loogu adeego waana in ay ku saleeysnaataa qiyamka Dastuurka, naxariis, daahfurnaan, u-adeegga bulshada iyo dhawrista ku kala dambeynta darajooyinka maamul, dhegonugayl, sirxajin, asluub-wanaag shaqo, howlkarnimo, waxa-ku-ool ah, mihnadyahannimo, dhawrista Mabaadi’da caadaaladda, sinnaan iyo habka xilgudashada ugu habboon. (Qodobka 115aad.)
Public Institutions and Services
  • English
    (1) This Constitution establishes the Review and Implementation Commission as a Commission subject to the overall direction of the Oversight Committee in accordance with Article 133.
    ...
    (3) The relevant Minister shall select as a nominee a person, not a member of the Federal Parliament, who meets the following criteria for appointment to the Review and Implementation Commission:
    (a) Has a good moral character and reputation;
    (b) Possesses a degree from a recognized university;
    (c) Has demonstrated competence at high levels of public administration or law in Somalia;
    (d) Has knowledge and experience of at least ten years in matters relating to one or more of the following fields:
    1. Law;
    2. Public administration;
    3. Economics;
    4. Gender;
    5. Human rights.
    (e) Has had a distinguished career in the nominee's respective field; and
    (f) Has extensive legislative drafting experience.
    … (Art. 134)
  • Somali
    (1) Dastuurkani waxaa uu abuurayaa Guddiga ee dib-u-eegista iyo Hirgalinta iyaga oo ah guddi hoos tagaya guddida la socodka hab waafaqsan qodobka 133.

    (3) Wasiirka u xilsaaran waxaa uu dooran doonaa magacaabista qof aan xubin baarlamaan ahayn, kaasoo buuxiya shuruudaha soo socda oo lagu magacaabayo Guddiga Dib-u-eegista iyo Hirgalinta:
    (a) Leh anshax iyo sumcad wanaagsan;
    (b) Shahaado ka sita jaamacad la aqoonsan yahay ;
    (c) Ku muujiyey karti heerar sare dhinaca maamulka dadweynaha ama xagga sharciga ee Soomaliya dhexdeeda, ama
    (d) In uu u leeyahay aqoon iyo khibrad ugu yaraan toban sanno arrimo la xiriira mid ka mid ah kuwa soo socda:
    1. Sharciga,
    2. Maamulka dadweynaha,
    3. Dhaqaalaha,
    4. Jinsiga,
    5. Xuquuqda Aadanaha, iyo
    (e) In uu shaqo wanaagsan ka soo qabtay shaqadiisa ama majaalka uu ku takhasusay qofka la magacaabay.
    (f) In uu leeyahay waaya-aragnimo badan oo la xiiriita sharci qorista.
    … (Qodobka 134aad.)
1

Provisional Constitution of the Federal Republic of Somalia 2012 (English). According to Art. 5: “The official language of the Federal Republic of Somalia is Somali (Maay and Maxaa-tiri), and Arabic is the second language.”

Links to all sites last visited 20 March 2024
3

Chapter 6 on the Federal Parliament.

4
Chapter 2 on Fundamental Rights and the Duties of the Citizen.
5
Chapter 2 on Fundamental Rights and the Duties of the Citizen.
6
Chapter 2 on Fundamental Rights and the Duties of the Citizen.
7
Chapter 2 on Fundamental Rights and the Duties of the Citizen.
8
Article 27 is entitled "Economic and Social Rights".
9
Chapter 2 on Fundamental Rights and the Duties of the Citizen.
10
Chapter 2 on Fundamental Rights and the Duties of the Citizen.
11
Chapter 2 on Fundamental Rights and the Duties of the Citizen.