SEARCH DATABASE
The Global Gender Equality Constitutional Database is a repository of gender equality related provisions in 194 constitutions from around the world. The Database was updated in partnership with the International Bar Association's Human Rights Institute (IBAHRI) and with support from the Swedish International Development Agency (SIDA) and the Government of Japan. Experience its wealth and depth of information by starting your search now.
ABOUT 3 RESULTS
Education
Somalia
- English
…
(3) Every child has the right to care from their parents, including education and instruction.
… (Art. 28) - Somali
…
(3) Ubadku wuxuu waalidkiis xaq ugu leeyahay xannaano ay ka mid tahay waxbarasho iyo barbaarin.
… (Qodobka 28aad.)
Education
Somalia
- English(1) The Federal Government and Federal Member State governments shall ensure that meetings between the Presidents of the Federal Member States and high ranking officials be held regularly to discuss issues that affect their territories, including:
…
(g) Education;
... (Art. 52) - Somali(1) Xukuumadda Federaalka ah iyo Xukuumadah xubnaha ka ah waxaa waajib ku ah in madaxweyneyaasha Dawladaha xubinta ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Mas'uuliyiintooda sare yeeshaan kulammo joogto ama kaltan ay kaga wada xaajoodaan arrimaha degaammadooda wada saameeya oo ay ka mid yihiin:
...
(g) Tacliinta;
... (Qodobka 52aad.)
Education
Somalia
- English(1) Education is a basic right for all Somali citizens.
(2) Every citizen shall have the right to free education up to secondary school.
(3) The State shall give priority to the development, expansion and extension of public education.
…
(6) The State shall adopt a standardized curriculum across all schools of the country, and shall ensure its implementation.
(7) The State shall promote higher education, technical institutes, and technology and research institutions.
... (Art. 30) - Somali(1) Waxbarashadu waa xuquuq aasaasiga ah ee ay leeyihiin dhammaan muwaaddiniinta Soomaaliyeed.
(2) Dhammaan muwaadiniintu waxay xaq u leeyihiin inay helaan waxbarasho lacag la'aan ah ilaa iyo dugsi sare.
(3) Dawladdu waxay mudnaan siinaysaa horumarinta, baahinta iyo fidinta waxbarashada dadweynaha.
…
(6) Xukuumaddu waxay dugsiyada dalka oo dhan ka hirgelinaysaa manhaj midaysan, waxayna hubinaysaa dhaqangalkiisa.
(7) Xukuumaddu waxay kobcinaysaa waxbarashada sare, machadyada farsamada, tiknoolojiyadda iyo xarumaha cilmi-baarista.
... (Qodobka 30aad.)