SEARCH DATABASE
The Global Gender Equality Constitutional Database is a repository of gender equality related provisions in 194 constitutions from around the world. The Database was updated in partnership with the International Bar Association's Human Rights Institute (IBAHRI) and with support from the Swedish International Development Agency (SIDA) and the Government of Japan. Experience its wealth and depth of information by starting your search now.
ABOUT 13 RESULTS
Government
Somalia
- EnglishThe powers and responsibilities of the President of the Federal Republic of Somalia are to:
…
(d) Appoint the Prime Minister, and to dissolve the Federal Government if it does not get the required vote of confidence from the House of the People of the Federal Parliament by a simple majority (50% +1);
… (Art. 90) - SomaliAwoodaha iyo xilka Madaxweynaha waxaa ka mid ah:
…
(d) Wuxuu magacaabayaa xilka Wasiirka Koowaad wuxuuna xilka ka qaadayaa ama kala dirayaa Xukuumadda Federaalka haddii ay waydo codka kalsoonida Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka, oo ah cod hal-dheeri ah (50%+1).
… (Qodobka 90aad.)
Legislature
Somalia
- English(1) In order to be eligible for membership of the Federal Parliament of the Federal Republic of Somalia, a person must:
(a) Be a citizen of the Federal Republic of Somalia, of sound mind, not younger than 25, and a registered voter;
(b) Not have had their citizenship suspended by a court order in the last five (5) years;
(c) Have a minimum of secondary education or equivalent experience.
… (Art. 58) - Somali(1) Qofka loo dooranayo xubinnimadda Baarlamaanka Federaalka waa in:
(a) uu yahay Muwaaddin Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, dhimirkiisu dhan yahay, da'diisuna aanay ka yarayn shan iyo labaatan (25) sano, codbixiye ahaanna u diiwaangashan;
(b) aan xuquuqdiisa muwaaddinnimo go’aan maxkmadeed lagu hakin shantii (5) sano ee ugu dambaysey;
(c) uu leeyahay ugu yaraan aqoon dugsi sare ama waayo’aragnimo u dhiganta.
… (Qodobka 58aad.)
Legislature
Somalia
- English(1) The Federal Parliament of the Federal Republic of Somalia consists of:
(a) The House of the People; and
(b) The Upper House.
… (Art. 55) - Somali(1) Baarlamaanka Federaalka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya wuxuu ka kooban yahay:
(a) Golaha Shacabka, iyo
(b) Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka
… (Qodobka 55aad.)