SEARCH DATABASE
The Global Gender Equality Constitutional Database is a repository of gender equality related provisions in 194 constitutions from around the world. The Database was updated in partnership with the International Bar Association's Human Rights Institute (IBAHRI) and with support from the Swedish International Development Agency (SIDA) and the Government of Japan. Experience its wealth and depth of information by starting your search now.
ABOUT 79 RESULTS
Religious Law
Somalia
- English
(1) After the Shari'ah, the Constitution of the Federal Republic of Somalia is the supreme law of the country.
… (Art. 4) - Somali
(1) Shareecada ka sokow, Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa sharciga dalka ugu sarreeya,
... (Qodobka 4aad.)
Religious Law
Somalia
- English(1) In Islam, justice requires a balance of rights and duties.
… (Art. 42) - Somali(1) Sida Diinta Islaamku qabto, caddaaladda waxay ku jirtaa isu-dheellitirnaanta xuquuqda iyo waajibaadka.
… (Qodobka 42aad.)
Religious Law
Somalia
- English(1) The Constitution of the Federal Republic of Somalia is based on the foundations of the Holy Quran and the Sunna of our prophet Mohamed (PBUH) and protects the higher objectives of Shari'ah and social justice.
(2) The Federal Republic of Somalia is a Muslim country which is a member of the African and Arab Nations.
… (Art. 3) - Somali(1) Dastuurka Soomaaliya waxaa saldhig u ah Qur’aanka kariimka ah iyo Sunnada Nabigeenna Muxammed (NNK), wuxuuna ilaalinayaa maqaasidda (ujeeddooyinka) shareecada iyo caddaaladda bulshada.
(2) Soomaaliya waa dal Islaam ah, kana mid ah ummadaha Carabta iyo Afrikaanka.
… (Qodobka 3aad.)
Religious Law
Somalia
- English...
(2) The functions of the Human Rights Commission shall include the promotion of knowledge of human rights, and specifically Shari’ah, setting implementation standards and parameters for the fulfillment of human rights obligations, monitoring human rights within the country, and investigating allegations of human rights violations. (Art. 41) - Somali...
(2) Hawlaha Guddiga Xuquqda Aadanaha waa in ay ku jiraan horumarinta aqoonta xuquuqda Aadanaha iyo, gaar ahaan, Shareecada, asaga oo u dejinaaya halbeegyada dhaqangelinta lagu hirgelinaayo waajibaadka xuquuqda Aadanaha; dabagelidda xuquuqda Aadanaha ee dalka gudihiisa iyo baarista eedaha la xiriira xuquuqda aadanaha. (Qodobka 41aad.)
Religious Law
Somalia
- English(1) Islam is the religion of the State.
(2) No religion other than Islam can be propagated in the country.
(3) No law which is not compliant with the general principles of Shari'ah can be enacted. (Art. 2) - Somali(1) Islaamku waa Diinta Dawladda.
(2) Diin aan ahayn Islaamka laguma faafin karo dalka.
(3) Lama soo saari karo sharci aan waafaqsaneyn Mabaadi’da Guud ee Shareecada Islaamka iyo Maqaasiiddeeda. (Qodobka 2aad.)
Religious Law
Somalia
- English(1) When interpreting the rights set out in this Chapter10, a court shall take an approach that seeks to achieve the purposes of the rights and the values that underlie them.
(2) In interpreting these rights, the court may consider the Shari'ah, international law, and decisions of courts in other countries, though it is not bound to follow these decisions.
(3) When interpreting and applying the law generally, a court or any tribunal shall consider the relevance of the provisions of this Chapter, and make its decisions compatible with these provisions, as far as is possible.
(4) The recognition of the fundamental rights set out in this Chapter does not deny the existence of any other rights that are recognized or conferred by Shari'ah, or by customary law or legislation to the extent that they are consistent with the Shari'ah and the Constitution. (Art. 40) - Somali(1) Marka la fasiraayo xuquuqda ku xusan qaybtan waa in maxkamaddu ay raadiso qeexidda ujeeddooyinka laga leeyahay xuquuqdaas iyo qiyamka ay xambaarsan yihiin.
(2) Fasiraadda xuquuqdan waxay maxkamaddu tixgelineysaa Shareecada, qaanuunka caalamiga ah iyo go’aannada maxkamadaha dalal kale, inkasta oo ayan qasab ku ahayn inay raacdo go’aannadooda.
(3) Marka guud ahaan sharci la fasiraayo ama la dhaqan-gelinaayo, maxkamad kasta ama xeer-beegti waa in ay tixgelisaa muhiimmada qodobbada Cutubkan, intii suurtagal ahna go’aannadooda ka dhigaan kuwo la socon kara qodobbadaasi.
(4) Xuquuqda asaasiga ah ee ku xusan Cutubkan kama hor-imaaan karaan xuquuqda kale ee Shareecada Islaamku jideysey iyo xeer-dhaqameedka la jaanqaadi kara Shareecada iyo Dastuurka. (Qodobka 40aad.)
Customary Law
Somalia
- English(1) The state shall promote the positive traditions and cultural practices of the Somali people, whilst striving to eliminate from the community customs and emerging practices which negatively impact the unity, civilization and wellbeing of society.
… (Art. 31) - Somali(1) Dawladdu waa in ay horumarisaa hiddaha iyo dhaqanka suubban ee Shacabka Soomaaliyeed, iyadoo ku dedaaleysa in ay bulshada ka suuliso caadooyinka haraaga ah iyo kuwa dhowaan-soo-baxa ah ee wax u dhimaya midnimada, ilbaxnimada iyo caafimaadka bulshada.
... (Qodobak 31aad.)
Customary Law
Somalia
- English…
(4) Female circumcision is a cruel and degrading customary practice, and is tantamount to torture. The circumcision of girls is prohibited.
… (Art. 15) - Somali…
(4) Gudniinka gabdhaha waa caado naxariis-darro iyo xaqiraad u dhiganta jirdil. Gudniinka gabdhaha waa reeban yahay.
… (Qodobka 15aad.)
Customary Law
Somalia
- English...
(4) The recognition of the fundamental rights set out in this Chapter11 does not deny the existence of any other rights that are recognized or conferred by Shari'ah, or by customary law or legislation to the extent that they are consistent with the Shari'ah and the Constitution. (Art. 40) - Somali…
(4) Xuquuqda asaasiga ah ee ku xusan Cutubkan kama hor-imaaan karaan xuquuqda kale ee Shareecada Islaamku jideysey iyo xeer-dhaqameedka la jaanqaadi kara Shareecada iyo Dastuurka. (Qodobka 40aad.)