- EnglishEvery citizen has the right to choose their trade, occupation or profession freely. (Art. 23)
- SomaliMuwaaddin kasta wuxuu xaq u leeyahay in uu si xor ah u doorto xirfadda, shaqada ama mihnadda uu rabo. (Qodobka 23aad.)
- English
(1) Every person has the right to fair labour relations.
…
(5) All workers, particularly women, shall have a special right of protection from sexual abuse, segregation and discrimination in the work place. Every labour law and practice shall comply with gender equality in the work place. (Art. 24) - Somali
(1) Qof kastaa wuxuu xaq u leeyahay inuu helo xiriir shaqo caadil ah.
…
(5) Qof kasta oo shaqaale ah gaar ahaan dumarka waxa ay xaq gaar ah u leeyihiin in laga ilaaliyo faraxumeyn, faquuqid iyo takoorid goobaha shaqada. Sharci kasta shaqaale iyo hab dhaqan kasta waa inuu waafaqsanaadaa sinaanshaha jinsiga ee goobaha shaqada. (Qodobka 24aad.)
Provisional Constitution of the Federal Republic of Somalia 2012 (English). According to Art. 5: “The official language of the Federal Republic of Somalia is Somali (Maay and Maxaa-tiri), and Arabic is the second language.”
Chapter 6 on the Federal Parliament.